Dhalmadu mar walba xalkeedu ma aha qaliin

Dhalmadu waa waayo-aragnimo muhiim ah oo u baahan daryeel, dulqaad iyo go’aan caafimaad oo ku salaysan xaaladda hooyada iyo ilmaha. Qalliinka dhalmada (Caesarean Section) waa adeeg caafimaad oo muhiim ah marka loo baahdo, balse qalliinku ma aha mar walba xalka keliya ee dhalmada. Hanano Specialist Hospital, waxaan aaminsanahay in hooyo kasta ay mudan tahay daryeel…